Beel ka digtay Dhul boob ka socdo deegaanka Jaziira (Daawo Sawirada)

Kulan maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay odayaasha , culumaa’udiinka, cuqaasha ,dhalinyarada & haweenka beel weynta sheekhaal Jaziira , kulankan ayaana looga dhiidhinayay dhul boob ka socda deegaan weynaha Jaziira. Waxaa kulankan goob joog ka ahaa Suldaan Nuur Xaaji, Nabadoon Maxamed Weli, Ugaas Axmadey iyo Suldaan Bin Cali, waxa ayna Waxgaradka si adag uga horyimaadeen dhul … Continue reading Beel ka digtay Dhul boob ka socdo deegaanka Jaziira (Daawo Sawirada)